FADLAN SI FIICAN U AKHRI QORMADA CASHARA KUGU HAGI KARTA SI UPDAT U NOQOTO
Waad ku Mahadsantahay hadaad naaga mid noqotay waxaan ku faraxsanahay inaan idinla Socodsiiyo qaabka u U Socdaan casharadu Maalintii Labaad
Waxaan ku bilaabaynaa 9 casho oo AI ah (live & offline) oo aad ku baran doonto sida loo editgareeyo video-yada adiga oo isticmaalaya Artificial Intelligence.
📌 Macallin Online ah ayaa kaa caawin doona su'aalahaaga iyo wixii aad fahmi weydo.
👉 Ku biir Loom – Free Screen Recorder & Video Sharing:
🔗 https://tinyurl.com/4jrhysz2 ama Taabo LOOM
Waa qalab aad u wanaagsan oo aad casharada ku wadaagi karto!
🔥 Bot + Video = Barasho Fudud!
Su'aalo ma qabtaa? Weydii bot-kan: 🤖💬